we are 252 crpyto Acadmey

Baro xirafda Cryptocurrency Crypto Trading

Baro xirfada cryptocurency meel walba aad joogo oo maal gasho isla biri! helna faido joogto! 

Our Courses

Full Crypto Course

Basics of Crypto Currency

Baro Crypto market Billow ilaa dhammaad. Koorsadani waxa ay ku baraysaa fahamka aasaasiga ah iyo heerka sare ee suuqa Crypto Currency. Waxaad si tartiib tartiib ah u baran doontaa sida suuqu u shaqeeyo, xogaha muhiimka ah ee hagaya jihada suuqa, iyo farsamooyinka lagama maarmaanka u ah maalgashiga guuleysta.

Hadda Dalbo

$39

Crypto Trading Course

DayTrading Course

Koorsadan waxa kubaran donta sida suqa lacag uga sameyn lahed si malinle ah adigo kubaranaya Technical analysis, Risk management iyo Trading psychology. Sidoo kale haddii aad iibsatid course-kan waxa la socda group VIP Signals oo fursadaha suuqa kusoo gudbino, adigana nala trade garen karto inta wax barashada kujirtana lacag nalasameyn karto free. koordsaana waa day Trading profitional Course

Hadda Dalbo

$69

Memecoin trading Course

Memecoin trading Course

Koorsadan waxaad ku baranaysaa sida memecoins loo aqoonsado ka hor inta aan qarixin, adigoo isticmaalaya tools sida DEX, community tracking, iyo Exit Strategy si faa’iido loo qaato. Sidoo kale Risk Management waa muhiim. Koorsada waxaa ku jira Group Memecoin VIP Signals, trading nala samee, inta wax baranayso lacag free ah ku kasbato.

Hadda Dalbo

$59

Trading Signals

Trading Signals

Markii aad kusoo Biirto waxaad sameyn doontaa faa'ido maalinle ah, waxana kuu soo bandhigi doonaa fursadaha suuqa oo aan si maalinle ahna faa’iido uga sameyno. Suuqa malinki 3-4 signal Trading iyo memecoin. FG: Waa lifetime, o bille ma aha,Hadaba taabo buttonka hoose ee "Dalbo Hadda" si aad ugu biirto!

Hadda Dalbo

$49

Trading Signals

Nft and Artificial intelligence course

Nft and Artificial intelligence course Koorsadan waa waa mid  isku dhafan oo bixiya fahamka aasaasiga ah iyo codsiyada casriga ah ee NFTs iyo AI, iyadoo laga bilaabo abuurista iyo mint-gareynta NFTs, ilaa dhismaha waayo-aragnimooyin farshaxan oo teknoolojiyad sare leh.

Hadda Dalbo

$49

Trading Signals

Full-Crypto-Course +Signals package

Koorsadani waxad ku qadaneeysa barashada dhamaystiran ee suuqa cryptocurrency, iyadoo diiradda saareysa fahamka aasaasiga ah iyo farsamooyinka horumarsan ee ganacsiga dijitaalka ah. Ardaydu waxay baran doonaan sida loo aqoonsado fursadaha suuqa, loo sameeyo falanqayn farsamo. Hadda Dalbo

$139

Crypto Portfolio

About us

Ku soo dhawow 252 Academy – Waddada Xorriyadda Dhaqaale.

252 Academy waa machad waxbarasho oo diiradda saaraya bixinta aqoonta iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah in lagu gaaro xorriyadda dhaqaale. Waxaanu ku takhasusay barashada xirfadaha lacag lagu kasbado online-ka ah, gaar ahaan cryptocurrency, si aad u noqoto maalgashade iyo ganacsade guuleysta...

Read More

Why Choose Us?

Day Trading

Waxaan sameynaa Daily Trading aad qeyb ka noqon karo si aad noola Trade gareyso.

Full Crypto Courses

Waxaan bixinaa Casharro Crypto ah, bilow ilaa dhammaan Technical & fundamental.

24/H Support

Marka aad nagu soo biirto waxaad geli doontaa caawinaad dhinac kasta ah xilli kasta.

Start Learning

Connect with Us

Our Youtube Chanel

Wa bartena YouTube channelka o an kuso gudbino update ka suuqa si malinle ah iyo sido kale casharo free ah

Vesit it
Telegram Icon

Join Our Telegram

Kuso biir telegram channelkena o an kuso gudibino fursadaha iyo xogaha suuqa xili hore..

Join Our Group
Twitter Icon

Trading Signals Group

Hel signals malinle ah trading signals iyo Memecoin signals o kuso biir group e kujiran In kabadan 200 Traders o si malinle ah faido uga sameya suuqa.

Join Now

Su'aalaha

Mobile maku baran karaa?
Haa waad ku baran kartaa. Haddii aad heli karto Computer, Tablet/IPad waa kasii fiican tahay.
Afsoomaali maku baran karaa?
Haa, Afsoomaali waad ku baran kartaa.
Su'aal dheer ah ma qabtaa?
Haddii aad su'aalo dheeri ah qabto, fadlan nala soo xiriir